Twin Cities MN
Xusuusinta laba garaad oo Africa ah: Patricio Lumumba iyo Amilcar Cabral
Bishii Janaayo waxa la arkay laba dil oo taariikhda halgankii ay dadyowga Afrika u soo galeen sidii ay xorriyaddooda si sharaf leh ugu hantiyi lahaayeen. Zaire hore, oo ay gacanta…